TOOBINKA IYO LUGO XANUUNKA

Toobinku aad ayuu ugu fiican yahay lugo xanuunka ,(( Lugo Xanunka sadax qaab mid ayuu noqdaa, xanuun caadi ah , barar lugaha ah, xasaasiyad lugaha ah, laakiin Sababo keena luga xanuunka waxay noqon karaan Sabata kasta oo lugo xanuunka keena, toobinka aad ayuu ugu haboon yahay in lagu xaliyo, dhibaatooyinka  lugaha sida :- lugo xanuunka, […]

Daawo Qarraas

Daawo Qarraas waa daawo ka kooban, geedka gubtahanto /caleentiisa xididkiisa iyo mirihiisa,iyo ubaxiisa, waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u badan , hadaba halkeer ka aqriso todobo faa’iido oo daawo qarraas ay leedahay Daawo qarraas waxay hagaajidaa hadana ay tayeysaa caafimaadka quseeya dhiigga sida dar-dargalinta wareegga dhiigga, sifaynta dhiigga waxyaabaha uskaga ah,  dajinta cadaadiska dhiigga […]

iskuraran [ Syndrome]

Marka la joogo dhaqtarinta ereyga iskuraran [ Syndrome ] waa calaamado xanuun oo is-huwan, kuwaas oo kutusimaaya caafimaad-daro jirta, xanuunka iskuraranta inta badan sababtiisa si toos ah looma grato!, waxaa loo aaneeyaa natiijo ka dhalatay isugaynta iskudhexyaacyo badan oo jirka lasoo gudboonaaday. Tusaale Iskuraranta Neerfo-mindhicireedka oo af carabiga lagu yiraahdo (Qooloon casabi) af english-kana lagu […]

Toobinka Iyo Caajiska & Wahsida

Toobinku aad ayuu ugu fiican yahay xalinta ama cilaajinta caajiska iyo wahsida –Wahsidu waxaa keena sababo badan oo kala jaadjaad ah sida;- Dhiigqashinka oo ku bata jirka, Qulqulka dhiiga oo daciif noqda, Dhaqdhaqaaq yarida, Cadaadiska nafsiga ah iyo istareeska, Xanuunada Nafsi shaydaaniga(Xanash) – Qaabka uu u daweeyo toobinka caajiska iyo wahsidaa waa labo qaab oo […]

Dardaaranka Toobinka

Hawsha toobista marka ay dhamaato waxaa jira dardaaran la siiyo toobanaha, dardaarka toobinka wuxuu daaran yahay, in  la xaqiijiyo miro dhalka toobinka, iyo in laga taxadaro in natiijada toobinka gaabis noqoto amaba la waayo gabi ahaanteed, dardaaranka toobinka  waxaa ugu muhiimsan qodobada soo socda:- raqay,cabitaanka liin dhanaan bilaa macaan ah, marka laga reebo qofka qaba […]

Toobinka

Macnaha Toobidda Toobid waa koobab gaar ah, oo toobinka lagu isticmaalo, oo la saaro oogada jirka, si loogu sameeyo jirka cadaadis soo nuugis ah, kadibna la mudmudo, , mudmudis  qiro yar si dhiig looga daadiyo, iyada oo ujeedado tahay, daweyn ama ka hortag cudur ( kor u qaadista difaaca jirka). Qeexidda Toobidda Iyo Sababaha La […]

Hab-dhiska Qalfoofta

Hab-dhiska lafaha wuxuu ka mid yahay hab-dhisyada jirka ee sagaalka ah Hab-dhiska lafaha wuxuu ka dhigan yahay qalfoofka bini aadanka.   Qolfoofku wuxuu tiiriyaa isla markaana  qaab u yeelaa hanaanka qurxoon ee jirka bini aadanka.      Allah wuxuu leeyahay  (   لقد خلقنا الانسـن في أحسن تقويم)    Qalfoofku wuxuu xambaarsan yahay  jirka intiisa kale halkaasoo ay ka imaanayso […]

Waxtarka daawo kaaftoon

Waa daawo ka samaysan saliid gaar ah oo laga dhalaaliyey noocyo gaar ah oo ka mid ah kaluunka . Saliidan waxay hodan ku tahay maadooyinka soo socda Faa’iidooyinka Daawo Kaaftoon Daawadan waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u balaaran kuwaaso oo taabanayo xubno badan oo jirka ah waxaase ugu mhiimsan qeybaha daawo ee kaaftoon Waxtareka […]

DALIILKA NABIGU IN UU ISTOOBAY

Nabiga (nabadgekyi & naxariis korkiisa ha ahaatee waxaa jira axaadiis badan oo cadaynaya in nabigu istoobay xiliyo kala duwan ama umada uu fary , waxaa jira jira 77 xadiis oo tilmaamaya atoobidda nabiga ficil ahaan ama (qayl) oraah ahaan, Axaadiiska  kusoo aroortay toobinka waxay isugu jira kuwo saxiix iyo kuwo daciif Kuwo saxiixa waa ilaa  […]

toobinka oo lasoo ceceliyo

Toobidda waxaa asal ah in halmar la toobo qofka ama meesha xanuunsan  oo aan loo baahan mar toobid soocelis ah oo isla meelihii horey loo toobay la toobayo , lakin waxaa jira xaalado gaar ah oo toobinka lasoo celceliyo sida xaalda dhanjafka xaalada xasaasiyada, iyo kuwo lamid ah xaaladahaan hadii martoobida hore natiijo raysi ah […]