DALIILKA NABIGU IN UU ISTOOBAY

Home 

Nabiga (nabadgekyi & naxariis korkiisa ha ahaatee waxaa jira axaadiis badan oo cadaynaya in nabigu istoobay xiliyo kala duwan ama umada uu fary , waxaa jira jira 77 xadiis oo tilmaamaya atoobidda nabiga ficil ahaan ama (qayl) oraah ahaan,

Axaadiiska  kusoo aroortay toobinka waxay isugu jira kuwo saxiix iyo kuwo daciif

Kuwo saxiixa waa ilaa  dhowr iyo toabn axaas kuwo daciif ah waxay gaarayaan illaa lixdameeyo xdiis waxaa ka mid ah 7 badan xadiish oo soo socota:-

  1. xadiithka  uu bukhaari soo saray oo kamid oo laga wariyey micnihiisu wuxuu ahaay (anas waxaa la weydiiyey ujrada ama lacagta la siiyo qofka toobin yahanka ah wuxuu yiri anas ‘’ Nabigu waa istoobay waxaana toobay abu dayba wuxuuna siiyey labo suus oo cunto ah     ‘’ Xadiithkan waxaa ku cad in lacagta laga shaqayso toobinka ay   xalaal   tahay’’
Share :