Toobinku aad ayuu ugu fiican yahay lugo xanuunka ,(( Lugo Xanunka sadax qaab mid ayuu noqdaa, xanuun caadi ah ,…
Toobinku aad ayuu ugu fiican yahay lugo xanuunka ,(( Lugo Xanunka sadax qaab mid ayuu noqdaa, xanuun caadi ah ,…
Daawo Qarraas waa daawo ka kooban, geedka gubtahanto /caleentiisa xididkiisa iyo mirihiisa,iyo ubaxiisa, waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u…
Marka la joogo dhaqtarinta ereyga iskuraran [ Syndrome ] waa calaamado xanuun oo is-huwan, kuwaas oo kutusimaaya caafimaad-daro jirta, xanuunka…
Toobinku aad ayuu ugu fiican yahay xalinta ama cilaajinta caajiska iyo wahsida –Wahsidu waxaa keena sababo badan oo kala jaadjaad…
Hawsha toobista marka ay dhamaato waxaa jira dardaaran la siiyo toobanaha, dardaarka toobinka wuxuu daaran yahay, in la xaqiijiyo miro…
Macnaha Toobidda Toobid waa koobab gaar ah, oo toobinka lagu isticmaalo, oo la saaro oogada jirka, si loogu sameeyo jirka…
Hab-dhiska lafaha wuxuu ka mid yahay hab-dhisyada jirka ee sagaalka ah Hab-dhiska lafaha wuxuu ka dhigan yahay qalfoofka bini aadanka. …
Waa daawo ka samaysan saliid gaar ah oo laga dhalaaliyey noocyo gaar ah oo ka mid ah kaluunka . Saliidan…
Nabiga (nabadgekyi & naxariis korkiisa ha ahaatee waxaa jira axaadiis badan oo cadaynaya in nabigu istoobay xiliyo kala duwan ama…
Toobidda waxaa asal ah in halmar la toobo qofka ama meesha xanuunsan oo aan loo baahan mar toobid soocelis ah…
Xarunta Teysiir ee Dhaqtarinta Takhasusiga waxay u heellan tahay bixinta daawooyin dabiici ah oo laga soo saaray dhirta, si loo gaaro caafimaad waara. Xaruntaan waxaa aasaasay xirfadle ku takhasusay daawo-dhireedka, kaas oo leh khibrad iyo aqoon qoto dheer oo ku saabsan hababka dabiiciga ah ee daweynta.
+252 612 111770
info@teysiir.so
Howl-waddag, Agagaarka Masjidka, Abuu-hureyra
Waxaa Dhisay:Teysiir Tech