Waa daawo ka samaysan saliid gaar ah oo laga dhalaaliyey noocyo gaar ah oo ka mid ah kaluunka .
Saliidan waxay hodan ku tahay maadooyinka soo socda
- omeca 3
- vitamin D
- vitamin A
- Vitamin E
- iyo walxo wadeedyo badan oo faa’iidooyin caafimaad oo badan leh.
Faa’iidooyinka Daawo Kaaftoon
Daawadan waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u balaaran kuwaaso oo taabanayo xubno badan oo jirka ah waxaase ugu mhiimsan qeybaha daawo ee kaaftoon
Waxtareka ay u leedahay wareegga dhiigga
- daweynta caabuqyada xididdada dhiigga
- ka hortaga halbawle qallafkam[]
- Tayeynta wareegga dhiigga
- ka hortaga xinjirawga dhiigga
- dajinta dhiigga kacsan [ ]
- shiiqinta duxdhiigga xun ( Dudhixu]
- isuduwida bugbuglaynta wadnaha..
Waxtareka ay u leedahay lafaha iyo murqaha
- kahortaga lafo / murqo xanuunka
- daweynta lafo/ mrqo xanuunka
- xoojinta murqaha jirka oo dhan.
Waxtareka ay u leedahay maskaxda iyo neerfaha
- xoojinta awooda shaqada maskaxda qeybaheda kala duwan..
- tayeynta neerfaha madaxa ee (cranial nervers; Nema)
- xoojinta neerfaha guud ahaan
- yaraynta dhibka neerfo qallafka xun ( Ms disease)
- daweynta hurdo yarida.
- Soo noolaynta neerfaha dhintay ee lugaha dadka sokorta qaba.
Waxtareka ay u leedahay maqaarka iyo timaha
- Ilaalinta iyo xoojinta dhalaalka oogada wajiga iyo jirka…
- Wuxuu yareeyna haaraha wajiha iyo jirka kale
- Wuxuu tayeynaa timaha bixis iyo dhalaal intaba
Waxtareka ay u leedahay kaadi mareenka
- ka hortagtaa ama xalinta caabuqyada kaadimareenka
- xoojinta qanjirka borostaatadajirka oo noocyo kala duwan leh.
- Daweynta kaadi baxsadka…
Waxtareka ay u leedahay difaaca jirka
- Waxay kor u qaadaa difaaca jirka iyada oo badida tirade iyo tayada unugyda cadcad ..
- Waxay hagaajidaa habdhiska difaaca jirka si loo daweeyo cuduro difaaceedka (autoimmune diseases.
Waxtareka ay u leedahay indhaha
- Waxay xoojisaa indhaha nuurkooda
- Waxay daweynsaa noocyo xasaasiyad indhaha ah
- Waxay u fiican tahay indho daalka iyo indho qalalka..


