toobinka oo lasoo ceceliyo

Home 

Toobidda waxaa asal ah in halmar la toobo qofka ama meesha xanuunsan  oo aan loo baahan mar toobid soocelis ah oo isla meelihii horey loo toobay la toobayo , lakin waxaa jira xaalado gaar ah oo toobinka lasoo celceliyo sida xaalda dhanjafka xaalada xasaasiyada, iyo kuwo lamid ah xaaladahaan hadii martoobida hore natiijo raysi ah lagu heli waayo waa lasoo celceliyaa toobinka   2-3 jeer si looga jibo gaar xaaladaas, hadiise martoobida ama fadhi toobida hore lagu helo raysi ama bogsiino buuxda looma baahdo in lasoo celciyo bilkale oo dhow. Laakin dhowr bilood kadib waa caadi hadii cilad ay jirto ama si kahortag ah loo samaynayo toobidda.

Share :