Bogga Hore / Adeegyadeena
Toobinku waa hab-daweyn Nabawi iyo Dabiici wada ah, oo lagu dabiibo xanuuno badan oo kala cayn-cayn ah…Toobinka teysiir waa toobin ku dhisan khibrad 18 sano ah, oo lagu soo dabiibayo wax badan (200) labo boqol oo kiis oo isugu jira cabasho iyo cuduro, kala jaad ah. Toobinka Teysiir wuxuu u kala baxaa Toobin Daadiye iyo Toobin Daweeye.
Toobin-Daweeyaha Teysiir wuxuu gaar la yahay in uu ka jawaabo su’aalahaan muhiimka u ah toobidda cilmiyeesan ;- Maxaan Toobaynaa? Sidee u Toobaynaa? Yaa Toobaaya?.
Xarunta Teysiir ee Dhaqtarinta Takhasusiga waxay u heellan tahay bixinta daawooyin dabiici ah oo laga soo saaray dhirta, si loo gaaro caafimaad waara. Xaruntaan waxaa aasaasay xirfadle ku takhasusay daawo-dhireedka, kaas oo leh khibrad iyo aqoon qoto dheer oo ku saabsan hababka dabiiciga ah ee daweynta.
+252 612 111770
info@teysiir.so
Howl-waddag, Agagaarka Masjidka, Abuu-hureyra
Waxaa Dhisay:Teysiir Tech