Toobinka Iyo Jugta Jirka Ku Dhacda [Bruise]

Marka jug ((JUGTU WAXAY KU IMAAN KARTAA KUFID, MEEL KASOO DHICID, KU DHUFASHO FEER AMA HARAATI AMA UL IWM)) ay soo gaarto, xubin ka mid ah qofka jirkiisa, waxaa dhacda in meeshaasi ay yeelato caburdhiig, maxaa yeelay, dhiigbax gudaha ah ayay jugtu sababtaa, xididdada oo qarxay awgeed. Toobidda waa habka ugu fiican oo lagu xaliyo […]
habdhiska qalfoofka

Hab-dhiska lafaha wuxuu ka mid yahay hab-dhisyada jirka ee sagaalka ah Hab-dhiska lafaha wuxuu ka dhigan yahay qalfoofka bini aadanka. Qolfoofku wuxuu tiiriyaa isla markaana qaab u yeelaa hanaanka qurxoon ee jirka bini aadanka. Allah wuxuu leeyahay ( لقد خلقنا الانسـن في أحسن تقويم) Qalfoofku wuxuu xambaarsan yahay jirka intiisa kale halkaasoo ay ka imaanayso […]
Hab-dhiska Qlfoofta

Habdhiska neerfaha
HAB-DHISKA NEERFAHA (SYSTEM NERVOUS) Aragti Guud Hab-dhiska neerfaha waa nidaam Allah uu jirkeeda ku falkiyey si jirku uu isku koonratoolo (iskula socda) habdhiska neerfaha wxuu la falgalaa waxkasta oo fal ama ficil ah oo uu jirku yeelo (Feker, Maqal, Arag, Dhadhan,Urin, Taabasho, Xataa Hawlaha Dheefshiidka ama Dareen Kasta), hab-dhiskani wuxuu maareeyaa iskuna dubaridaa hawlaha jirkiinu […]
Hab-dhiska neerfaha

dux-dhiig

Dux-dhiig waa cudur kamid ah cudurada ku dhaca hab-dhiska wareega dhiigga