DALIIG DAAWO [ THERAPEUTIC MASSAGE ]

WAA MAXAY DALIIG? Daliig ; waa jirka oo lagu isticmaalo Tuujin,Salaax, Riix-riix, Garaac,Gujayn iyo wixii la mid ah.. waxaa looga golleeyahay in jirku helo dareen dabacsanaan, furfurnaan jireed ama nafis, Daliigga oo la macaansado waxay calaamad u tahay in ay jirto xirfadaynta daliiga iyo baahi loo qabo daliigga. Daliigga jirak, waa hab daweyn dabiici ah […]
XANDAHLAKMUR

Daweynta Cudurkan.. Xarunta teysiir waxay ku daweysaa dadka qaba ama la ildaran xanuunkan Hab raacan dawo ee soo socda:-
ISKURARANTA XANUUNKA DAHAARKA

Waa xanuun mar dhaw ama sanadadan u dambeyey la fahmay… Xanuunka maaha mid lagu ogaan karo baarista dhiigga/dhacaan ama sawirka raajada , CT- scan-ka iyo xataa MRI-ga . kaliya waxaa lagu ogaadaa baarista xeelka dheerka. Calaamadaha Cudurkan (Xandahlakmur) ‘’ Mayo facial Pain Syndrome’’