XANDAHLAKMUR

Home 

Daweynta Cudurkan..

Xarunta teysiir waxay ku daweysaa dadka qaba ama la ildaran xanuunkan Hab raacan dawo ee soo socda:-

  1. Hagaajinta cunto badalka / cunto sarifka (Metabolism)
  2. Isticmaalka maraqa jarjarka geela lafaha geela ama lafaha lo’da
  3. Soo kabista fitimiinad iyo macdanta gabaabsiga ku ah jirka
  4. Daliig daawo si loo dabciyo kogsanaanta dahaarka lakabyada murqaha.
  5. Jimicsi gaar ah sida jimicsiga murqo xoojinta, jimicsiga  murqo togid
  6. Toobid  gaar ahaan murqaha ugu ugu xanuunka badan ee jirka..
  7. Fufurista guntimo murqeedka iyada oo la isticmaalo burburin ama ama cirbahda qalallan.
Share :