ISKURARANTA XANUUNKA DAHAARKA

Home 

Waa xanuun mar dhaw ama sanadadan u dambeyey la fahmay…    Xanuunka maaha mid lagu ogaan karo baarista dhiigga/dhacaan ama sawirka raajada , CT- scan-ka iyo  xataa MRI-ga . kaliya waxaa lagu ogaadaa baarista xeelka dheerka.

  Calaamadaha Cudurkan  (Xandahlakmur)  ‘’ Mayo facial Pain Syndrome’’

  1. Xanuun xaga murqaha ah gaar ahaan labada xajis (taag)
  2. Dhaqdhaqaaqa qofka oo cualys uu ku yimaado.
  3. Kalagoysada qaar oo qalalla (takaata noqda)
  4. Dareen kabuubyo gaar ahaan cagaha iyo calaacasha .
  5. Shuqshuqayn laga dareemo qeybo jirka ah gaar ahaan calaacasha iyo cagta cad.
  6. Nudayaasha Murqaha melaha qaar oo guntimo murqeed yeesha
  7.  Borobaleem xaga cunto badalka ah..
  8. Hoos u dhac xaga hormoonka nimaada. (Testostorone)
  9. Hurdo yari saa’id ah oo soo wajhada qofka asaga oo aan dareemayn wax walwal ah
  10. Qofka oo daaco badan yeesha gaar ahaan marka lagu sameeyo jirka riixriix, daliig, kubakubayn sidoo kale marka uu qofku sameeyo nooc  jimicsi ah ama uu biyo qabaw ku qubaysto..
Share :