Daawo kaaftoon
Waa daawo ka samaysan saliid gaar ah, oo laga dhalaaliyey noocyo gaar ah oo ka mid ah kaluunka badeena oo loo yaqaano indho-toosh . Saliidan waxay hodan ku tahay maadooyinka soo socda Faa’iidooyinka Daawo Kaaftoon Kaaftoon waxay ka samaysan tahay saliida nooc kamid ah malaayga oo la yiraahdo indho-toosh, saliidaani waa cunto bile [Food suplamnet] […]
Hab-dhiska Qalfoofta

Hab-dhiska lafaha wuxuu ka mid yahay hab-dhisyada jirka ee sagaalka ah Hab-dhiska lafaha wuxuu ka dhigan yahay qalfoofka bini aadanka. Qolfoofku wuxuu tiiriyaa isla markaana qaab u yeelaa hanaanka qurxoon ee jirka bini aadanka. Allah wuxuu leeyahay ( لقد خلقنا الانسـن في أحسن تقويم) Qalfoofku wuxuu xambaarsan yahay jirka intiisa kale halkaasoo ay ka imaanayso […]
Daliig Daawo

WAA MAXAY DALIIG? Daliig ; waa jirka oo lagu isticmaalo Tuujin,Salaax, Riix-riix, Garaac,Gujayn iyo wixii la mid ah.. waxaa looga golleeyahay in jirku helo dareen dabacsanaan, furfurnaan jireed ama nafis, Daliigga oo la macaansado waxay calaamad u tahay in ay jirto baahi loo qabo daliigga. Daliigga jirak, waa hab daweyn dabiici ah oo soo jireen […]
kaadi macaanka

ksdfksdfjklsdjfksdjflsdkf laskfjskldfjklsdfjskldfj sfsdfsdfsdfsdfsdfsdk
XANDAHLAKMUR

Daweynta Cudurkan.. Xarunta teysiir waxay ku daweysaa dadka qaba ama la ildaran xanuunkan Hab raacan dawo ee soo socda:-