Toobinka Iyo Jugta Jirka Ku Dhacda [Bruise]

Marka jug ((JUGTU WAXAY KU IMAAN KARTAA KUFID, MEEL KASOO DHICID, KU DHUFASHO FEER AMA HARAATI AMA UL IWM)) ay soo gaarto, xubin ka mid ah qofka jirkiisa, waxaa dhacda in meeshaasi ay yeelato caburdhiig, maxaa yeelay, dhiigbax gudaha ah ayay jugtu sababtaa, xididdada oo qarxay awgeed. Toobidda waa habka ugu fiican oo lagu xaliyo […]
DALIIG DAAWO [ THERAPEUTIC MASSAGE ]

WAA MAXAY DALIIG? Daliig ; waa jirka oo lagu isticmaalo Tuujin,Salaax, Riix-riix, Garaac,Gujayn iyo wixii la mid ah.. waxaa looga golleeyahay in jirku helo dareen dabacsanaan, furfurnaan jireed ama nafis, Daliigga oo la macaansado waxay calaamad u tahay in ay jirto xirfadaynta daliiga iyo baahi loo qabo daliigga. Daliigga jirak, waa hab daweyn dabiici ah […]