Daawo kaaftoon
Waa daawo ka samaysan saliid gaar ah, oo laga dhalaaliyey noocyo gaar ah oo ka mid ah kaluunka badeena oo loo yaqaano indho-toosh . Saliidan waxay hodan ku tahay maadooyinka soo socda Faa’iidooyinka Daawo Kaaftoon Kaaftoon waxay ka samaysan tahay saliida nooc kamid ah malaayga oo la yiraahdo indho-toosh, saliidaani waa cunto bile [Food suplamnet] […]