Daawo Qarraas

Daawo Qarraas waa daawo ka kooban, geedka gubtahanto /caleentiisa xididkiisa iyo mirihiisa,iyo ubaxiisa, waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo aad u badan , hadaba halkeer ka aqriso todobo faa’iido oo daawo qarraas ay leedahay Daawo qarraas waxay hagaajidaa hadana ay tayeysaa caafimaadka quseeya dhiigga sida dar-dargalinta wareegga dhiigga, sifaynta dhiigga waxyaabaha uskaga ah, dajinta cadaadiska dhiigga […]