Waxsoo Saarkeena

Bogga Hore / Waxsoo Saarkeena

Waxsoo Saarkeena

Xarunta Teysiir ee Dhaqtarinta Takhasusiga wuxey diiradda saarayaa soo saarista daawooyin dabiici ah oo tayo sare leh oo laga sameeyey dhir caafimaad. Waxaan ka shaqeynaa sidii aan ugu soo bandhigi lahayn bulshada badeecooyin ka kooban kheyraad dabiici ah oo loogu talagalay daryeelka caafimaadka iyo ilaalinta jirka.

Daawo Dhireed Dabiici ah

Waxaa loo diyaariyay xaalado caafimaad oo kala duwan, sida xanuunka murqaha, dhibaatooyinka neefsiga, hurdo la’aanta, iyo caafimaadka dheef-shiidka. Daawooyinkaan waxay ka kooban yihiin geedo dabiici ah oo si gaar ah loo doortay oo leh waxyaabo faa’iido leh.

Saliidaha Dabiiciga ah

Xaruntu waxay soo saartaa saliidaha dabiiciga ah oo ay ka mid yihiin kuwa loogu talagalay duugista (massage oils) iyo kuwa la mariyo jidhka si loo dejiyo murqaha, loo yareeyo xanuunka, iyo in la kobciyo caafimaadka maqaarka.

Shaaha iyo Cabitaanada Daawo Dhireedka

Shaahyo iyo cabitaanno laga sameeyay geedo caafimaad oo loogu talagalay nasashada, xoojinta habka difaaca jirka, iyo caafimaadka guud ee jirka. Kuwaas waxaa si gaar ah loogu diyaariyey xaaladaha caafimaad sida neefsiga, dhiigga, iyo dheefshiidka.