Bogga Hore / Adeegyadeena
Uuminta jirka waa hab jirka lagu uumiyo ama lagu kululeeyo si looga saaro jirka dhidid-qashinka, loona dabciyo xubnahaha jirka ee qallafka noqday,- Seedaha, Murqaha Iyo Xididdada, Habka uuminta jirka waxaa loo isticmaalaa dhawr qaab oo ay kamid tahay Qol uumis, & Teendho uumis. Uuminta teysiir waxay ku dhisan tahay ku daweynta jirka kubakubayn iyo kululeen cilmiyeesan oo lagu daray duugis ama daliig fujiya xanuunka.
Xarunta Teysiir ee Dhaqtarinta Takhasusiga waxay u heellan tahay bixinta daawooyin dabiici ah oo laga soo saaray dhirta, si loo gaaro caafimaad waara. Xaruntaan waxaa aasaasay xirfadle ku takhasusay daawo-dhireedka, kaas oo leh khibrad iyo aqoon qoto dheer oo ku saabsan hababka dabiiciga ah ee daweynta.
+252 612 111770
info@teysiir.so
Howl-waddag, Agagaarka Masjidka, Abuu-hureyra
Waxaa Dhisay:Teysiir Tech