Jimicsi
Bogga Hore / Adeegyadeena
Jimicsiga jirka waa hab dabiici ah oo aad ugu fiican kobcinta caafimaadka jirka, wuxuu leeyahay noocyo kala duwan waxaa lagu xaliyaa cabashooyinka ama xanuuno u badan, lafaha,seedaha,murqaha iyo wareega dhiiga.
jimicsiga gaarka ah, waxaa looga gol leeyahay jimicsi quseeyo xaalado gaar ah sida;- Xoojinta murqaha dhexda, xoojinka caloosha, mindhircirka, kaadi haysta, iyo xubnaha taranka, sidoo kale waxaa loo isticmaalaa Xaalada neerfo cadaadiska duudka ; [Hernated Disc] Jimicsiga gaarka ah ee teysiir wuxuu gaar la yahay hubinta dhaqan galinta jimicsiga oo lagu daray dabagalka natiijada.