H A L – D H I S K A   Y A S H F  I I N

Home 

Yashfiin waa xarun la rabo in lagu dabiibo xannunadda talbiisiga / ruuxiga ama nafsi shaydaaniga, oo sida weyn ugu soo batay gayiga soomaaliyeed, ee geeska afrika, baahadia keentay in la yakleeo yashfiin waa baahi taagan bulshada dhexdeeda taasoo oo u faah-fahsan sidan soo socota.

Share :