dhiigkarka

Home 

dhiigkar waa xaalad uu cadaadiska dhiigu kacsan yahay tusaale waxaa laga rabaa cadaadiska caadi ah 120/80 hadii labadan cadaadis mid ama labadoodu ka kacsan yahay tiradan aan soo sheegnay waxaa jira dhiigkar

Share :