Daawo Dhireedka

Bogga Hore / Adeegyadeena

Daawo-dhireedka waa hab-dawayn dabiici ah, oo  caan ka ah aduunka, waayahan dambe aad ayay usoo korortay isticmaalkeeda, daawo dhireedka waxaa lagu hagaajiyaa bad-qabka jirka ama waxaa lagu daweeyaa xanuunada jirka ee kala duwan, dad badan ayaa hadda ku badashay daawodhireedka dawooyinkii kiimikaalka ahaay!

Teysiir iyada oo la lajaanqaadaysa hab-dawaynta-dhirta ee caalamiga ah, waxay isticmaalaysaa daawodhireed aamin ah oo waxtar leh… Daawo dhireedka teysiir waxay gaar la tahay hubinta badqabka daawada iyo xaqiijinta tayada daawada!.