Cunto + Daawo

Bogga Hore / Adeegyadeena

Cuntada oo la saxo macnaheedu waa cunto caafimaad leh oo isku dheelitiran in la quuto, si loo ilaaliyo caafimaadka la haysto, loogana fogaado caafimaad daro imaan karta,  oo  marka horeba ka dhalata cunto xumi ama nafaqo daro! .. Cunto sixida teysiir waxay ku qotontaa, in la isticmaalo cunto dabiici ah ama orgaanig ah [ Organic food ]. si loo soo celiyo sixadii (Caafimaadkii) lumay loona kobciyo caafimaadka  hadda la haysto, cunto bileyaasha teysiir [Teysiir food suplament] waxay kaalinta koowaad kaga jiraan cuntada orgaaniga ah oo ay tahay in lagu dadaalo isticmaalkeeda.