Dalligga Teysiir

Bogga Hore / Adeegyadeena

Daliigga jirka waa hab-daweyn dabiici ah oo caalami ah, waxaa lagu dabiibaa xanuuno iyo cabshooyin badan, Daliigga waxaa loo isticmaalaa qalabyo kala duwan iyo xirfad ku dhisan gacan-daliig. Daliig daawo waxaa looga gol- leeyahay, Dabcinta jirka guud ahaan iyo gaar ahaan, Bi’inta xanuunka murqaha iyo seedaha, soo celinta habsami u wada shaqaynta jirka, -Neerfaha, Xididdada Dhiigga, Murqaha- Daliigga teysiir wuxuu gaar la yahay sadax qodob oo kala ah:-
– Qaab Daliig
– Xoog Daliig
– Qiyaas Daliig.