Uuminta

Bogga Hore / Adeegyadeena

Uuminta jirka waa hab jirka lagu uumiyo ama lagu kululeeyo si looga  saaro jirka dhidid-qashinka, loona dabciyo xubnahaha jirka ee qallafka noqday,- Seedaha, Murqaha Iyo Xididdada, Habka uuminta jirka waxaa loo isticmaalaa dhawr qaab oo ay kamid tahay Qol uumis, & Teendho uumis. Uuminta teysiir waxay ku dhisan tahay ku daweynta jirka kubakubayn iyo kululeen cilmiyeesan oo lagu daray duugis ama daliig fujiya xanuunka.